Qaar ka mid ah dad galabta laga soo celiyey Sacuudiga oo arrin yaab leh lagu arkay (Sawirro)

Waxaa maanta garoonka Aadan  cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay dayuuradii 3aad dad Soomaaliyeed oo laga soo qaaday dalka Sacuudiga Dayuuradan ayaa siday 126 qofood oo ka koobnaa 24 dumar ah iyo 102 rag ah, waxayna kasoo duushay Magaalada Jeddah oo Soomaalidu ku badan tahay. Muwaadiniintan laga soo celiyay Sacuudiga ayaa u badan caruur … Continue reading Qaar ka mid ah dad galabta laga soo celiyey Sacuudiga oo arrin yaab leh lagu arkay (Sawirro)